Day: January 11, 2021
Somali News

Al-shabaab oo go’doonkii ugu adkaa saaray shacabka ku nool Bakool

Sare ukac qiimaha quutul daruuriga ayaa ka taagaan degmooyinka ka tirsan gobolka Bakool, kadib markii Alshabaab xireen waddooyinka muhiimka ah ee wadooyinka gala.

Read More
Somali News

Trump oo wajahaya culeys siyaasadeed inta uusan wareejin xilka.

Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa xildhibaannada la wadaagtay qorshooyin xilka looga qaadayo Madaxweyne Donald Trump kahor inta uusan bilaaban hannaanka xil.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (11-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray mucaaradka iyo madaxda dowlad goboleedyada qaar?.

Kulan saacado badan qaatay ayaa xalay waxaa magaalada Muqdisho ku yeeshay  midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, HirShabelle iyo Koofur Galbeed,.

Read More
Somali News

Diiwaan gelinta codbixiyaasha doorashooyinka Soomaaliland oo ka bilowday deegaano ay ku muransan yihiin Puntland iyo Soomaaliland

Guddiga soomalailand u qaabilsan doorashooyinka ayaa diiwaan gelinta codbixiyaasha doorashada soomaaliland ka bilaabay degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Sool. Masuuliyiin kala duwan.

Read More
Somali News

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo James Swan kala hadlay u diyaargarowga doorashooyinka Soomaaliya

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Cusman , ayaa kulan la qaatay Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Wakiilka Xoghayaha Guud ee.

Read More