Day: January 11, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {11-01-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {11-01-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Yoonis.

Read More
Somali News

Mareykanka oo baadi goobaya maxaabiis ka baxsaday xabsi ku yaala dalkaasi

Lix maxbuus ayaa baxsad ku ah gudaha dalka Mareykanka kaddib markii ay dabayaaqadii isbuuca jabsadeen xabsi ay ku jireen oo ku yaalla gobolka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (11-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (11-01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Liibaan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (11-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Golaha Midowga Musharaxiinta oo shir deg-deg Ah uga socda Muqdisho

Golaha midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa waxaa haatan uu shir deg-deg ah uga socdaa hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ee.

Read More
Somali News

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax nooca miinada ah, kaas oo sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo farriin adag u diray dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka codsaday madaxda dowladda Soomaaliya iyo musharraxiinta mucaaradka in aysan soo faragelin arrimaha siyaasadda ee xukuumadda Somaliland..

Read More
Somali News

Taliyaha ciidanka dhulka oo shaaciyey in DF ay cafis u fidisay ciidamada laga abaabulay Mandheera

Beled-Xaawo-KNN-Taliyaha ciidamada dhulka Soomaaliya Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay cafis u fidinayaan ciidamada.

Read More