Day: January 15, 2021
Somali News

70 Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Maraykanka

Ugu yaraan 90 qof oo isugu jira Soomaali iyo dad u dhashay wadamo kale ayaa laga soo tarxiilay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka..

Read More
Somali News Uncategorized

Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay deegaanka Leego ee Sh.Hoose

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa  sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Kooxda.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubay Mandheera

Warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa sheegaya in Kooxda  Al-Shabaab ay afduub ahaan u kaxeysteen saddex qof oo la waayay kadib markii gaari bas.

Read More
Somali News

Hay’ad Caalami ah oo Maraakiibta Shisheeye uga digay khatarta burcad badeeda

Hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa arrimaha badaha ayaa ugu baaqday maraakiibta shisheeye inay feejignaadaan marka ay gudbayaan badda Carabta iyo Gacanka Cadmeed..

Read More
Somali News

Ciidamo ka tirsan Galmudug oo xiray Isku-socodka magaalooyinka Galinsoor iyo Gaalkacyo

Ciidamo ka tirsan daraawiishta Galmudug oo maalintii shalay sameeyay gadood mushaar la’aan uga cabanayaan, ayaa maalintii labbaad waxaa u xiran wadada isku xirta.

Read More
Somali News

Dhulgariir dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Indonesia

Dhul gariir xooggan ayaa subaxnimadii saaka ku dhuftay Jazeerad ku taal dalka Indonesia, taasi oo (3.73 mayl)  waqooyi bari kaga beegan magaalada Majene..

Read More
Somali News

Kuuriyaa Woqooye oo soo bandhigtey Gantaalo horleh.

Kuuriyada Woqooyi ayaa soo bandhigtay nooc cusub oo ah gantaalaha ballistic-ka ee badda hoosteeda laga rido, oo ay warbaahinta dowladdu ku tilmaamtay “hubka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryan.

Read More
Somali News

Rabshado laga cabsi qabo inay ka dhashaan doorashada ka socda Uganda.

Ololihi doorashada dalka Uganda ayaa waxaa hareeyay rabshado ka dhan murashixiinta mucaaradka iyo taageerayaashooda, iyadoona haatan ay jiraan baqdin ah in ay dhacaan.

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay dhalinyaro habeenkii dhac ka geysta Boosaaso.

Xilliyada habeenkii ah ayaa waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka dhaca in dhalinyaro hubeysan ay dhac u geystaan dadka shacabka ah..

Read More