Day: February 7, 2021
Somali News

Faah-faahin:Qarax lagu dilay Talyihii NISA ee Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in qarax goordhow lagu dilay talyihii ciidamada Nabad sugida ee Dhuusamareeb, Cabdirashiid Cabdi Nuur Shiikhdoon.

Read More
Somali News

MW Farmaajo oo war ka soo saaray guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika iyo Ku-xigeenkiisa

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr.Monique Nsanzabaganwa oo.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Mareykanka oo Muqdisho yimid iyo Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh

Ilo Xog ogaal ah oo ka tirsan Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu kulan albaabada u xiranyahay.

Read More
Somali News

Xabad joojin la dhexdhigay beelo ku dagaalamay gobolka Galguduud

Wafdi Iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaano heer federal ah, xubno ka tirsan Barlamaanka Galmudug Iyo Waxgaradka Cadaado ayaa dadaal Xooggan ugu jira sidii.

Read More
Somali News

Somaliland oo sheegtay in sannadkii 2020 ay kordheen kiisaska kufsiga

Hay’adda Somaliland u qaabilsan xuquuq Insaanka ee sannad walba soo saarta tacadiyada ka dhaca deegaanada Somaliland ayaa soo saartay Kiisaska kufsiga ee sannadkii.

Read More
Somali News

Ciidamo Maraykan ah oo lagu weeraray dalka Ciraaq

Baqdad-KNN: Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo Maraykan ah oo sahay u waday ciidamada kale ee Maraykanka ah ee jooga dalka Ciraaq.

Read More
Somali News

Wakiilo ka socda QM oo Tagey dalka Iran

Tehran-KNN: Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha dalka Yemen ayaa maanta tagay caasimada dalka Iran ee Tehran waxaana uu madaxda dawlada Iran kala hadlayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (07-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (07-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More