Day: February 7, 2021
Somali News

Ciidamada ilaaliya shaqaalaha dhisaya wadada Muqdisho iyo Afgooye oo la qarxiyey

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaanka Carbiska oo u dhaw dehmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in qarax miino lala beegsaday gaari.

Read More
Somali News

Xarig ka dhan ah dadka ka soo hor jeeda madaxda HirShabeelle oo ka socda Beledweyne

Beledweyne-KNN-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay saakay xireen Xasan Cabdi Guure oo loo garan ogyahay Dr. Guure,.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {07-02-2021}= Suuratu{mujaadalh} Darsigii 4aad-{689}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Sudan oo digniin adag oo la xariirta wabiga Nile u dirtay Itoobiya

Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya.

Read More
Somali News

Galmudug iyo DF oo wadajir u soo saaray hanaanka loo qeysanayo golaha deegaanka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Arrimaha Guddaha Federaalka iyo Galmudug ayaa qoraal ka soo saaray sida loo qayb-sanayo kuraasta xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Dhuusamareeb, kadib kulan ay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (07-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada oo ka hadlay shirkii fashilmay ee Dhuusamareeb

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga lagu muransan yahay ee doorashada Soomaaliya ayaa waxay ku sheegeen in wax laga xumaado ay tahay in is.

Read More
Somali News

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay qarax xalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka isgoyska KM-4. Qaraxa oo.

Read More
Somali News

Koox weerar jid-gal ah ku qaaday guddomiyaha Luuq oo qaar la dilay qaarna la qabtay

Doolow-KNN-Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shaabab ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee.

Read More