Day: February 9, 2021
Somali News

Turkiga oo muwaadiniintiisa ugu baaqay in ay ka fogaadaan banaanbaxyada ka socda Myanmar

Safaaradda dalka Turkiga ee Myanmar ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay muujiyaan taxaddar badan kana fogaadaan meelaha ay ka socdaan banaanbaxyada ka dhacaya magaalooyinka.

Read More
Somali News

Ciidamada Ammaanka Puntland oo qabtay rag lala xiriirinayo Shabaab iyo Daacish

Laamaha Amniga Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay shakhsiyaad lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab iyo Daacish, kadib hawlgalo ciidamadu ka.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Mucaaradka oo Muqdisho shir uga socdo

Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa haatan ka socda kulan xasaasi ah, kaasi oo u dhexeeya Xildhibaannada mucaaradka ee ku jira Baarlamaanka labada Aqal. Kulankaan.

Read More
Somali News

Imaaraadka oo lacagta ka jaray Falastiiniyiinta kadib heshiiskii Israel

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa jartay lacagtii ay ku maal-gelin jirtay hay’adda QM ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta 2020-kii, sanadkaas oo Imaaraadka ay heshiis taariikhi.

Read More
Somali News

Warbixin: Bahda KNN oo maanta u dabaal dageysa sanad-guuradii 10-aad

Muqdisho-KNN-Maanta oo kale 9-kii bishii Febraayo ee sanadkii 2011-kii ayaa dhidibada loo taagay Idaacadda Kulmiye oo xarunteeda ugu weyn ay ku taallo magaalada.

Read More
Somali News

Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo laga beddelay hoggaanka maxkamadda ICJ

Makamadda Caalamga ah ee Garsoorka ICJ ayaa dooratay madaxweyne cusub oo xilka hayn doona saddexda sano ee soo socota, sida lagu sheegay war.

Read More
Somali News

Musharax Madaxweyne Dr Cabdinaasir Cabdulle oo war ka soo saaray muddo xileedka madaxweyne Farmaajo ee dhammaaday

Hoggaamiyaha Xisbiga Gurmad ahna Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya 2021 Dr. Abdinasir Abdille Mohamed oo warsaxaafadeed kasoo saaray dhammaadka muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in uu maanta kulan ka yeesho xasaradda siyaasadeed ee Soomaaliya, sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka.

Read More
Somali News

Midowga Yurub :Ciidamada Eretria waa in ay ka baxaan gobolka Tigrey

Golaha Midowga Yurub (EU) ayaa xoojiyay baaqii dowladda Mareykanka ee ku aaddanaa in ciidamada dalka Eretariya ay ka baxaan gobolka Tigray eek a.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo magacaabay Golahiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan, Cabdalla Xamdook ayaa isku shaandheyn cusub oo uu ku sameeyay golihiisa wasiirrada isagoona magacaabay kuwo cusub. Golaha wasiirrada cusub,.

Read More