Day: February 9, 2021
Somali News

WARKA DUHUR (09-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish

Wararka ka imaanaya gobolka Bari  ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ay ku qabteen ragg lala xiriirinayo.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo ka digay in khalalaaso amni loo horseedo Soomaaliya

Wakiilka Arrimaha Dibbada Midowga Yurub Josep Borrell ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan heshiis la’aanta ka jirta arrimaha doorashada dalka Soomaaliya. Bayaanka uu.

Read More
Somali News

Qareenada Trump oo lagu eedeeyay weerarkii Aqalka Congreska

Qareenada u doodaya madaxwayne hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay eedeymihii loo soo jeediyay ee xil ka qaadistiisa ay horey ugu.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in musharaxiinta ay qal qal gelinayaan amniga iyo xasiloonida dalka.

Maxamed Ibraahim Macalimuu Afhayeenka xukuumadda soomaaliya oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da  ayaa ku tilmaamay xaalad abuur hadalka kasoo yeeray.

Read More
Somali News

Itoobiya oo sheegtay in aysan faragelin ku sameynin siyaasada gudaha Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan ka shaqeyn doonin kala qeybinta Soomaaliya, isagoo xoogaggii TPLF ku eedeeyay kala qeybinta.

Read More
Somali News

Kulmiye oo maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii 10-aad ee aas-aaska KNN

Muqdisho-KNN-Warbaahinta Kulmiye ayaa maanta u dabaal dagaysa sanad guuradii 10-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay KNN. Maamulka iyo shaqaalaha Radio Kulmiye.

Read More