Month: March 2021
Somali News

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka Jabuuti?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Jabuuti u jooga Soomaaliya Danjire Aadan Xasan. Madaxweynaha iyo.

Read More
Somali News

Somaliland oo shaacisay goorta la xirayo dugsiyada waxbarashada

Hargeysa-KNN-Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa maanta shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xirayo dugsiyada waxbarashada, xilli uu deegaanada maamulkaas.

Read More
Somali News

Kheyre oo war cusub ka soo saaray khilaafka weli ka taagan doorashada dalka

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qoraal uu soo saaray waxuu uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is.

Read More
Somali News

Cumar C/Rashiid oo ka digay heshiis amni oo dhex-mara Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa qoraal uu soo dhigay.

Read More
Somali News

45-qof oo ku dhimatay isbuurasho dhacday goob loogu baroor diiqayey Madaxweyne Magufuli

Booliska Tanzania ayaa xaqijiyay in 45 qof ay dhinteen halka 37 qof oo kalena ku dhaawacmeen isbuurasho dhacday xilliggii baroor diiqa loo sameynayay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Baraasiil oo xilka ka qaaday wasiirradii ugu badnaa ee xukuumadiisa

Rio De Jinerio-KNN-Madaxweynaha dalka Brasil Jair Bolsonaro ayaa shaqada mar kale ka eryay illaa 6 wasiir oo xukuumadiisa ka tirsan kadib markii uu.

Read More
Somali News

Ciidamada Musanbiig oo weli dagaal kula jira koox boqolaal qof ku haysata magaalo ka tirsan dalkaas

Maputo-KNN-Ciidamada dawlada Musanbiig oo kaashanaya ciidamo shirkado gaar loo leeyahay ayaa isku dayaya inay soo furtaan dad ku go’doonsan magaalo ku taala waqooyiga.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-03-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (30-03-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 30- 03- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More