Month: March 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {30-03-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlayaa kulanka beri ee golaha shacabka?.

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah waxaa ay yeelan doonaan Kulan weynihii Golaha Shacabka. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Abwaanka {30-03-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Kulanka Abwaanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xamze Jaamac Xuseen:- Farsamadii:–Faarax.

Read More
Somali News

Shiinaha oo digniin u diray wadamada Shisheeye

Shiinaha ayaa uga digay wadamada shisheeye in ay dhaleeceyaa dib u habeynta ay ku sameeyeen nidaamka siyaasadeed ee Hong Kong, taas oo adkeyneysa.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (30-03-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo Cabdisataar.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (30-03-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Cabdel Fataax Al Sisi oo markale u hanjabay Itoobiye

Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay ‘cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta’ waa haddii biyo xireenka ay Itoobiya ka.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo la kulmay beesha caalamka

Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen dardar gelinta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (30-03-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- C/Wahaab.

Read More
Somali News

Villa Somalia oo si adag uga jawaabtay qoraal uu baahiyey Senator Cumar C/Rashiid

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku beeniyey in madaxweyne Farmaajo uu heshiis amni.

Read More