Month: March 2021
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {31-03-2021}= Suuratu {insaan } Darsigii 1aad-{723}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Wadooyinka soo gala madaxtooyada iyo degmooyinka u dhaw oo saakay xiran

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalda Muqdisho. Wadooyinka ay saakay xiran oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-03-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Madasha Badbaado Qaran oo war culus kasoo saartay mudo kororsi dhaca digniina u dirtay Gudoomiye Mursal

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa lagu shaaciyey in aysan gacmaha ka laaba doonin hadii madaxda waqtigu ka dhamaaday ee dowladda.

Read More
Somali News

Sawirro: Beesha Caalamka oo la shirtay Deni iyo Axmed Madoobe

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan wadajir ah la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka.

Read More
Somali News

Maxuu yahay qodobka cusub ee lagu soo daray ajandaha maanta ee xildhibaanada golaha shacabka?

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada waqtigu ka dhamaaday ee golaha shacabka ayaa lagu war-geliyey in Arbacada maanya ah uu jiro kulan la hor keeni doono illaa seddax.

Read More
Somali News

Sawirro: Lafta Gareen oo hooygiisa ugu tegay Sheekh Shariif, maxay ka wada-hadleen?

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ugu tegay madaxweynihii hore ee dalka Sheekh.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-03-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Afghanistaan oo shaacisay inay dishay saraakiil sare oo ka tirsan Al-Qaacida iyo Taliban

Hoggaanka amniga Qaranka ee dalka Afghanistan ayaa sheegay in ciidamadooda gaarka ah ay dileen sarkaal sare oo katirsan ururka Al- Qaacidda iyo taliye.

Read More
Somali News

Boortuqiiska oo ciidamo u diraya Mozambique

Boortuqiiska wuxuu sheegay in ciidamo uu u dirayo dalkii uu horraan guumeysan jiray ee Mozambique kadib weerarkii kooxo islaamiyiin ah ay ka fuliyeen.

Read More