Day: April 10, 2021
Somali News

Puntland oo DF ku eedeysay inay caqabad ku tahay dhismaha wadada xariirisa Boosaaso iyo Garowe

Garowe-KNN-Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cawil Axmed Jabuuti ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay caqabad ku noqotay dhismaha wadada xiriirisa Garowe iyo magaalada.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo qoraal digniin ah u dirtay Golaha Ammaanka ee QM

Muqdisho-KNN-Qoraal ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya u dirtay Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee xilka ka degaysa Linda Thomas-Greenfield, taas oo jawaab.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ingiriiska oo baroordiiq Qaran u sameynaya Amiir Philip

Dadweynaha Ingiriiska ayaa u baroordiiqaya Amiir Philip oo ahaa seyga boqorodda Britain Queen Elizabeth, kaas oo jimcihii shalay ahaa geeriyooday, iyadoo dadka loogu.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo dalacsiiday ciidankii Awdheegle iyo Bariire ka difaacay Al-Shabaab

Awdheegle-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalacsiiday ciidamada xoogga dalka ee ku sugan magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, kuwaas oo dhawaan dagaal.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel oo ka hadashay xiisada Ukraine iyo Ruushka

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushka inuu joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka iyada.

Read More