Day: April 10, 2021
Somali News

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo noociisa lagu sheegay miino lagu aasay wadada.

Read More
Somali News

Taliban oo dishay ku dhawaad askari kuwo kalena qafaalatay

Saraakiisha waddanka Afghanistan ayaa jimcihii shalay ahaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan ciidamada amniga, isla markaana af-duubteen.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Somali News

Askari ka tirsanaa ciidanka Jubbaland oo lagu dilay qarax gaarigiisa loogu xiray

Kismaayo-KNN-Askari ka tirsanaa ciidamada ammaanka maamul Jubaland ayaa maanta ku geeriyooday qarax loogu xiray gaarigiisa, kaas oo ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 10- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Puntland oo madaxweyne Farmaajo ugu baaqday inuu ku soo laabto shirka Afisyooni

Muqdisho-KNN-Qoraal kooban oo Afhaayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Daparani uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu uga hadlay shirka arrimaha doorashooyinka ee Afisyoone, kaas oo.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-04-2021}= Suuratu {Cabasa} Darsigii 2aad-{729}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo sheegay in DF ay dhiigooda baneysay kadib hadalkii wasiir Dubbe

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa cambaareeyay hadalkii dhowaan kasoo yeeray wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Cusmaan Abuukar Dubbe, kaas oo madaxweynayaasha Puntland.

Read More
Somali News

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti

Djibouti-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada dalkaas, kadib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha dadka reer Jabuuti.

Read More