Day: June 22, 2021
Somali News

Q.M oo sheegtay in xadgudub loo geysto caruurta Soomaaliyeed

Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula kaco carruurta ku nool wadamo ay Soomaaliya kamid tahay, ay yihiin.

Read More
Somali News

Golaha wadatashiga qaran oo shir looga hadlayo doorashooyinka ku yeelanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa la wadaa in ay bilowga todobaadka.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (22-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Libiya oo sii daysay tahriibayaal u dhashay Masar

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn dadaal farabadan oo.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka kumaandooska dalka ayaa waxaa ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen degaano katirsan gobolka shabeelada dhexe. Ujeedka howlgalka ayaa ahaa kahortaga weerarada ay geystaan.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo xalay dil ka geystay Muqdisho iyo Beledweyne

Koox hubaysan ayaa xalay Aargada Dayniile ku dilay Guddoomiyihii waaxda Kurdamac ee degmada Dayniile Cabdi Cabdulle Cismaan (Cabdi Juge). War ka soo baxay.

Read More