Day: June 22, 2021
Somali News

Mas’uuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle oo maagalada Buulla-burde u tagay xalinta xiisad ka taagan degmadaasi.

Waxaa socda dadaalo lagu daminaayo xiisad maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd  dagmada Buula-barde ee gobolka Hiiraan taas oo u dhaxeysa ciidamada amniga.

Read More
Somali News

Dowladd Maraykanka oo ciidamo usoo dirtay Kenya

Ciidamo Maraykan ah oo si gaarka ah u tababaraan ayaa saldhig ka sameystay Magaalada Wajeer halkaasi oo ay ka qaadi doonaan Howlgalada dhinaca.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Sudan oo Q.M ka dalbatay in ciidamada Itoobiya laga qaado Gobolka Abyei

Dowladda Sudan ayaa mar kale ku boorisay Qaramada Midoobay iney ku badasho ciidamada nabad ilaalinta Itoobiyaanka ah kuwo kale, kuwaasoo joogga gobolka lagu.

Read More
Somali News

Diyaar garow ku aadan maalmaha xorriyada oo laga dareemayo dalka

Xuska toddobaadka maalmaha xoriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka Guddiga qaban-qaabada Xuska Todobaadka maalmaha xoriyadda ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha.

Read More
Somali News

Puntland oo amar duldhigtay hay’addaha maamulkaasi

Dowlad goboleedka Puntland ee Soomalaiya, ayaa soo saarey wareegto ay ku farayaan dhammaan wasaaradaha, hey’adaha iyo guddoomiyeyaasha hirgelinta adeegsiga afka Soomaaliga. Wareegtada ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Casharka Tafsiirka {22-06-2021}= Suuratu {faatixa} Darsigii 3aad-

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More