UK oo hub siineysa Dowladda Ukraine oo khilaaf Xogani kala dhaxeeyo Ruushka
Muqdisho-KNN-Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo..
Muqdisho-KNN-Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo..
Muqdisho-KNN-Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen dibed baxayaal si.
Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi.
Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- –:C/llaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii Faarax C/llaahi.
Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka. Gudigaan oo uu magacaabay.
Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa kadib, martiqaad uu ka helay Madaxda.
Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.
Muqdisho-KNN-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, Tababar ugu soo xiray Degmada ciidan Cusub oo ka tirsan.
Muqdisho-KNN-Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maalintii Axadii ku dhaawacmay qarax lala beegsaday sidoo kalana gabaldhicii shalay loo qaaday dalka Turkiga si.
Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi, halkaasoo Xuutiyiinta Yemen ay ku weerareen diyaarad Drones.