Somali News

Akhirso:-Madaxweyne Deni oo amarkiisii ugu horeeyay soo saaray.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkiisi ugu horeeyay saacado kadib markii la doortay. Madaxweyne Deni  ayaa amar ku mamnuucay in la isticmaalo lacagta Puntland meel kasta oo ay taalo, waxa uuna ku wargeliyay masuuliyiinta Bankiyada iyo Xawaalada ee lagu keydiyo lacagta Puntland inaanu la soo saari karin isagoo aan amrin.