Somali News

AKHRISO:-R/Wasaare Kheyre oo magacaabay Guddiga Badbaadinta hantida Qaranka

Muqdisho-KNN-R/wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Gudiga badbaadinta iyo soo celinta qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan Wasiirro ka tirsan Xakuumadda.