Somali News

Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku billaawaday ku qaaday deegaanka Laas-gacamey ee gobolka Mudug

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weerar loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Walxaha qarxa ku lagu weeraray deegaanka Laas-gacamay oo hoos yimaada Magaalada Bacaadweyne ee gobolka Mudug. 

Goobta la weeraray ayaa waxaa ku sugnaa Mas’uuliyiin sare oo uu kamid yahay Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Waxaa jira khasaare ka dhashay qaraxyada balse lama xaqiijin karo tirada rasmiga.