Somali News

Aqalka sare oo war ka soo saaray doorashada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxa uu soo saaray Habraaca doorashada kuraaasta gobolada Waqooyi, iyadoo la raaci  doono habraacii lagu galay doorashadii 2016.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay Guddiga oo kooban 8-xubnood, kuwaasi oo afar xubnood Gobolada Waqooyi ku metelaya Guddiga Doorashooyinka dalka ee 2020/2021.

Hoos ka akhriso