Guure
Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka G/Gedo oo markii ugu horeysay ka hadlay isku dhacyada ka jira Beladxaawo.

Beladxaawo-KNN-Ciidamada amaanka ee maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa kala eryay Shacab ka hor tagayay dhismaha Ciidamada Kenya

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (24-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed Ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo noqol kamid ah la soo gaarsiiyay KNN ayaa waxuu u qornaa sidan:-

Read More
Keydka Sawiradda News in English

Somalis unhappy with new sales tax.

The government instituted a five percent sales tax, the first in nearly 30 years, as part of the conditions set by the IMF

Read More
Uncategorized

Golaha Aqalka sare oo maanta gudi u saaraya weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid.

Muqdisho-KNN-Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay isugu imaanayaan waxay Gudi baara weerarkii lagu qaaday Guriga uu Muqdisho ka dagan

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulamo kala duwan wuxuu la qaatay xildhibaano, Wasiiro iyo mas`uuliyiin kale oo Dowlada ka tirsan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (23-03-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {23=03=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka

Read More
Uncategorized

Shacabka dhiban dushooda ayaan lagu dheelin dhaanto Siyaasadeed [Thaabid]

Muqdisho-KNN-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=03=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin

Read More