Guure
Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka G/Banaadir oo faafaahin ka bixiyay Hilib qurmay oo ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliska ee Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inay qabteen gaari lagu siday Hilib qurmay, kadib markii ay qabteen ciidamo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(24-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
News in English

foreign jihadist shot dead in Somalia: Sources.

Somali security forces killed senior Islamist commander thought to be a foreign national, sources told KNN in Mogadishu on Saturday. An overnight raid

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (24-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta go’aaminaya xiliga codka loo qaadayo Mooshinka Jawaari.

Muqdisho-KNN-Guddiga joogtada ah ee Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay go’aamiyaan xiliga codka loo qaadanayo Mooshinka xildhibaano

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Gaas iyo Qaar ka mid ah Golahiisa wasiirada oo isku khilaafay Go’aan ka gaarista Xeerka B.S. ee shirkada DP World.

Garowe-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in khilaaf uu soo kala dhax galay qaar ka mid ah Golaha

Read More
Uncategorized

Ciidamada amaanka K/Galbeed oo dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa soo sheegaya in Ciidamada amaanka ee maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (24-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (24-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Gudiga xalinta khilaafka Golaha shacabka oo dalbaday in deg deg ah ciidamada looga qaado xarunta Golaha shacabka.

Muqdisho-KNN-Gudigaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya islamarkaana loo xilsaaray xal uraadinta khilaafka ka dhex taagan Hey,adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta

Read More