Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=03=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi 

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Saraakiisha Amisom kala hadlay Amaanka Caasimadda.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha Ciidamada Amisom iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta waxa ay kawada hadleen Qorshaha iskaashi ee dhanka amniga ee u dhaxeeya AMISOM iyo

Read More
Uncategorized

Aqalka sare oo guddi u saaray xalinta khilaafka ka dhextaagan xubnaha Golaha Shacabka.

Muqdisho-KNN-Golaha Aqalka sare ee dalka  ayaa guddi u saaray khilaafka ka dhax taagan Golaha Shacabka kadib Mooshin laga keenay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{17-03-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {17-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{17-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
News in English

INTERNATIONAL COMMUNITY EXTREMELY CONCERNED BY RECENT POLITICAL DEVELOPMENTS IN SOMALIA, URGES RESPECT FOR CONSTITUTIONAL PROCESSES TO RESOLVE DIFFERENCES.

The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States are extremely

Read More
News in English

Prominent elder shot dead in Mogadishu.

Unknown gunmen on Saturday killed a well known traditional elder in the capital Mogadishu, KNN reports.   Family sources confirmed the death of Ahmed Abdulle

Read More
Uncategorized

Xildhibaano katirsan Golaha shacabka oo gudoomiye Jawaari ugu baaqay inuu iscasilo.

Muqdisho-KNN– Kulan ay xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Villa Hargeysa ayaa waxaa ay gudoomiyaha Golaha shacabka Prof Jawaari ka

Read More
Uncategorized

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta la soo taagay rag ku eedeysan sameynta Qaraxyada.

Muqdisho-KNN-MaxkamaddaCiidanka Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka soo hor muuqday dhowr qof oo lagu eedeeyay in ay sameeyaan qaraxyada kuwaas oo

Read More