Guure
Uncategorized

Howlgalo ciidamada amaanka ay ka sameeyeen deegaanka Weydow oo saameyn ku yeeshay isku socodka iyo Ganacsiga.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa hadda howlgalo baaritaano ah ka wada deegaanka Weydow ee duleydka Magaalada Muqdisho, ciidamadaan ayaa Xaafadaha gudaha u galaya waxaana howgalkaan

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (18-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud

Read More
Uncategorized

Wiil 16 sano jir ah loo magacaabay Gudoomiye Degmo.

Muqdisho-KNN-Faysal Cabdulaahi Cumar oo ah 16 sano jir ah dhigta Fasalka 4aad ee Dugsiga sare oo ku yaal Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa dalka Qadar.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar maanta ay ku tagi lahaayeen dalka Qatar ka baaqday kadib

Read More
Uncategorized

Soomaaliland oo sheegtay in Qadar ay caqabad ku tahay heshiiska DP World.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi ayaa u sheegay Jariidad kaso baxda dalka Imaaradka Carabta in dowladda Qatar ay carqaladeynayso heshiiska Somaliland ay la

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo xalay booqday  Ciidamo loo qorsheeyay in ay dalka ka saaraan Al-shabaab.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa xalay kormeeray Ciidamo gaar ah oo loo diyaariyey in

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay sida loo xalin karo marka khilaaf soo kala dhax galo Hay`adaha Dowlada.

Muqdisho-KNN-Magalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti ayaa lagu soo gaba gabeeyay shir looga hadlayay sidii loo xalin lahaa marka uu khilaafa soo ka dhax

Read More
Uncategorized

Giriiga oo sheegay in ay la dagaalami doonaan dadka wax Tahriibiya.

Muqdisho-KNN-Ilaalada xeebaha ee dalka Giriigga ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan afar caruur ah ay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (17-03–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More