Guure
News in English

UN chief condemns Mogadishu attacks, reiterates support in fight against terrorism.

Secretary-General Antonio Guterres strongly condemned the 23 February attacks in Mogadishu, Somalia, which claimed the lives of many civilians and injured numerous others.

Read More
News in English

Qatar Charity gives ambulances to hospitals in Mogadishu.

The Qatar Charity Office in Somalia delivered three ambulances to hospitals in the capital Mogadishu to support health services in a ceremony attended

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (25-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo muddo kadib ku wajahan Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya ayaa maanta u duulaya dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib casumaad rasmi ah oo uu

Read More
Uncategorized

Macalimiinta G/Waqooyi Bari Kenya oo loo sheegay in ay dambi tahay ka tagista Gobolkaasi.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Kenya ayaa aad ugu soo hor jeystay macalimiinta Kenyaan ah ee wax ka dhiga iskuulada

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

AMISOM oo war kasoo saartay Askarigii ay ku dileen Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Taliska ciidamada AMISOM ayaa war ka soo saaray dilkii habeen ka hor ay u geysteen Askari ka tirsanay ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka

Read More
Uncategorized

Dadka daga hareeraha Wabiga Shabeelle oo dalbaday in loo qodo ceelal ay ka cabaan biyaha.

Muqdisho-KNN-Xili gabi ahaanba uu guray webiga Shableelle ee mara qaar ka mid ah gobolada dalka ayaa gurista webiga waxay saameyn ku yeelatay malaayiin

Read More
Uncategorized

Golaha Ammaanka oo isku raacay xabbad joojin laga dhaqan geliyo Suuriya.

Muqdisho-KNN-Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Quudada Bari ee Suuriya ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More