Guure
Uncategorized

Taliyaasha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta su’aalo laga weydiinayo dharki ay wateen raggii Muqdisho isku qarxiyay.

Muqdisho-KNN- warar  ay heshay idaacada Kulmiye ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya wasiirka Amniga ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{25-02-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(25-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (25-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Dowlada Masar iyo Ururka iskaashiga Islaamka oo Cambaareeyay weerarkii ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Dowlada Masar iyo ururka iskaashiga islaamka (OIC) ayaa si wadajir ah u cambaareeyay qaraxyadii iyo weerarkii Habeen ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (25-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Saciid Qarfaan ;- Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Xildhibaan Dalxa”Amniga Muqdisho wuxuu ku xeran yahay Gobolada Shabeelooyinka oo amaankooda la xaqiijiyo”

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo KNN la hadlay ayaa sheegay in amniga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Erdogan oo booqanaya afar wadan oo Afrika ah.

Muqdisho-KNN-Recep Tayyib Erdogan Madaxweynaha wadanka Turkiga ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal oo Afrikaan ah.

Read More
Uncategorized

Puntland oo amaro ka soo saartay shirarka aan sharciga aheen ee ka dhaca deegaanada Maamulkaas.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in laga digaayo qabashada shirarka lagu abaabulayo xasilooni darada Puntland  iyo

Read More
News in English

Egypt condemns deadly twin car bombings in Somalia’s Mogadishu.

Egypt strongly condemned on Saturday the recent deadly twin car bomb attacks that targeted the presidential palace and a hotel in Somalia’s capital

Read More