Guure
Uncategorized

Isku dhacyo u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan Dowlada oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Dagaal muddo kooban socday una dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay afaafka hore ee xarunta Wasaarada Hidaha

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Shacabka reer Muqdisho oo ka hadlay mudadii sanadka aheed ee Farmaajo xafiiska joogay dardaarana usoo jeediyay.

Muqdisho-KNN-Sidee u`arkaan Shacabka reer Muqdisho Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo muddo sanad ah ay ka soo wareegatay markii la doortay. Maanta oo kale

Read More
Uncategorized

Shiikh Maxamed Shaakir oo kulamo dib u hashiisiin ah ka bilaabay Caabudwaaq.

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminaya Madaxa Golaha Xukumada Maamulka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa maanta gaaray Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wafdigaan oo ka kooban

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(08-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (08-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqayaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (08-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Cabdisalaan Cumar. Farsamadii:-Maxamed Dalaal Maxamuud;-

Read More
Uncategorized

Sanad kadib Maxaa u qabsoomay Madaxweyne Farmaajo(Dhageyso)

Muqdisho-KNN-Hal sano aya ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta oo kale sanadkii tagay 8/febraayo/2017 ayaa la doortay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (08-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Axmed Maxamuud Tuuryare:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkan Ka

Read More
Uncategorized

Diyaar garow dagaal oo ka taagan gobalka Gedo.

Garbahaarey-KNN-Wararka naga soo gaarayo gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jirto degmooyin ka tirsan gobalkaasi Gedo oo dhaca

Read More
Uncategorized

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu wado in la soo gaba-gabeeyo.

Muqdisho-KNN-Gelinka hore ee maanta ayaa lagu wadaa in la soo gaba-gabeeyo Shirka golaha amniga qaranka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada

Read More