Guure
Uncategorized

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta meel mariyay xeerkii lagu aasaasay Midowga Afrika

Muqdisho-KNN-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay  Xeerka lagu Aasaasay Midowga Africa ee Khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika, xeerkaas oo shalay ay ansixiyeen Golaha Wasiirada

Read More
Uncategorized

Madaxa Xukumadda Galmudug oo magaalada Matabaan ku soo gaba gabeyay shir dib u heshiin ah

Matabaan-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaa uu goordhaw gaaray madaxa Xukuumadda Galmudug  Sheekh Maxamed Shaakir

Read More
Sports

Zinedine Zidane: Cristiano Ronaldo wuu kasoo muuqan doonaa Finalka Champions League.

Muqdisho-KNN-Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa hoosta ka xariiqay walaaciisa ah in Cristiano Ronaldo uu shaki ku jiri karo finalka Champions League

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(07-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Sports

Sami Khedira oo xiiseenaya u dhaqaaqida horyaalka Premier League.

Muqdisho-KNN-Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee Juventus Sami Khedira ayaa si maldahan u sheegay inuu u furan yahay inuu u dhaqaaqo Premier League. Ciyaaryahanka heerka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (07-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf

Read More
Uncategorized

Soomaaliya oo dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka ka dalbatay caawinta dadka ay saameysay Fatahaadaha

Muqdisho-KNN-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa’uud oo shirka dalalka ku midoobay Ururka Iskaashiga Islaamka “OIC” uga qeyb galay magaalada

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (07-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:–Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Madaxweeynaha Somaliland oo cafis ufidiyay Naciimo Abwaan Qorane.

Hargeeysa-KNN-Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu cafis ufidiyay Naciimo Abwaan Qorane oo ah gabar abwaanad ah oo dhawaanahan ku xireed

Read More
Uncategorized

Kenya oo ey maanta ku kulmayaan Madaxda qaar kamid ah wadamada Bariga Afrika.

Nairobi-KNN-Shir looga hadlayo arimaha amaanka soomaaliya oo uu gogashiisa uu dhigay Madaxweeynaha Kenya Uhuru Kenyaatta ayaa maanta waxaa lagu wadaa in uu ka

Read More