Guure
Uncategorized

Ciidamo ka tirsan dowlada oo khasaaro lagu gaarsiiyay gobolka Bay

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaal muddo kooban socday uu ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada

Read More
Uncategorized

Axmed Madoobe oo la kulmay Qalbidhagax

Addis-Ababa-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa booqday xabsiga uu ku xiran yahay Cabdikariim Muuse Qalbidhagax oo katirsanaa Jabhadda ONLF. Qalbidhagax

Read More
Uncategorized

Midowga Yurub oo sheegay in ay yaraatay awooda Burcad Badeeda Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Wasiiradda difaaca midawga Yurub oo kulan aan horay loo sii shaacin ku yeeshay magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa waxyaabihii ey soo hadal

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdiqani Cabdulahi Ibraahim:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir-

Read More
Uncategorized

Golaha Aqalka sare oo maanta ka arinsanaya amaanka xaruntooda

Muqdisho-KNN-Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanka ka shiraayo amaanka Xaruntooda oo shalay Gudiga Joogtada ee Galuhu ay walaac ka muujiyeen

Read More
Uncategorized

Xiisad Colaadeed oo ka taagan deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud

Cadaado-KNN-Laba maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay duleedka deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta wada dhaq dhaqaaq ciidan, taas oo dadka deegaanka ku

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

AMISOM oo fadhiisimo ay ku leedahay Muqdisho ku wareejineyso ciidamada dowlada

Muqdisho-KNN-Wasiirka wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale islow  oo ka qeyb galayey shirka caalamiga ah ee looga hadlayey Amniga Soomaaliya ee

Read More
Uncategorized

Dadkii ka barakacay Beladweyne oo dhibaato hor leh Wajahaya

Muqdisho-KNN-Waxaa sii kor dhaya macluusha iyo dhibaatada ka taagan deegaanadii ay saameeyeen fatahaadii uu sameeyay Wabiga magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan. Kumanaan ruux

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (05-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More