Guure
Sports

Liverpool oo muddo kadib gaartay kamadambeesta koobka dhagaweeyne.

Muqdishu-KNN-Xalay waxaa la cayaaray lugta labaad ee wareegga Afar dhamaadka ee Champions Leuge-ga, waxaana lagu caayaray groonka kooxda kubadda Rome ee dalka talyaaniga

Read More
Uncategorized

SAWIRO:-Ra`iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay guddiga amaanka iyo siyaasada ee Midowga Yurub

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo siyaasadda ee Midawga Yurub

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir-

Read More
Uncategorized

Hay`adda ICRC oo ka hadashay afduub loo geystay mid ka mid ah shaqaalahooda Ajaanibta ah

Muqdisho-KNN-Hayadda Laanqeerta cas ee ICRC ayaa ka hadashay mid kamid ah shaqaalahooda ajanabiga ah ee soomaaliya ka howgala xalay laga afduubtay magaalada Muqdisho.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Xildhibaan ka mid ah Galmudug oo beeniyay in uu xabsi guri uu ku jiro.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah xubno la sheegay in ay xabsi guri u yihiin madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa la

Read More
Uncategorized

Wasaarada amniga Soomaaliya oo ka hadashay afduub xalay loo geystay Haweeney ajaanib ah.

Muqdisho-KNN-Wasaarada amniga xukumadda fedraalka Soomaaliya ayaa faafaahin ka bixisay afduub xalay magaalada Muqdisho loogu geystay haweeney u dhalatay dalka Jarmalka kana mid aheed

Read More
Uncategorized

Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo maanta gaaraya Beladweyne

Jowhar-KNN-Magaalada Baladweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku dhuftay daadad ballaaran, kadib markii uu fatahay webiga Shabeelle oo mara qeyba kamid

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (03-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
News in English

Gunmen kidnap German nurse in Somalia capital: Aid groups

Mogadishu-KNN- Armed men abducted a German nurse working for the International Committee of the Red Cross on Wednesday evening from a compound in

Read More
News in English

European Union to support security reforms in Somalia

Mogadishu-KNN-The European Union has welcomed Somalia’s decision to take the lead in providing security of its people and to implement reforms in line

Read More