Madaxweyne Xaaf”Galmudug Maxkamad Sare Ma leh waxa ka soo baxayna waa waxba kama jiraan”
Cadaado–KNN– Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hor yimid Warkii ka soo baxay Guddoomiyaha Maxkamadda sare