Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Ciidamada Kenya oo gubay Xarun Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku laheyd Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay gubeen xarun Isgaarsiin oo ku taal deegaanka Khadiijo Xaaji oo u dhaxeysa

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo soo Bandhigay Magacyada Ajaanib Kenyan ah

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa soo bandhigay Muuqaalada Saddex Nin oo u dhashay Wadanka Kenya islamarkaana muddo ka tirsanaa Al-shabaab oo la shaqeynayay. Saddexda Nin

Read More
Uncategorized

Puntland oo siideysay Tahriibeyaal ku Xirnaa Xabsiyada Maamulka Puntland

Garowe–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanada Maamul Gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in Xabsiyada ku yaalla Degaanada Puntland laga siidaayay 14 Qof oo loo haystay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Duufaan loogu Magac daray Maria oo ku dhuftay jasiiradda Dominica

Duufaan xoogle ayaa ku dhuftay jasiiradda Dominica ee bariga Caribbean-ka, xarunta saadaasha duufaannada Maraykankuna waxay sheegtay in duufaankan oo magaciisa la yidhaa Maria

Read More
Uncategorized

Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo ka Qeyb gelaya Shirka Golaha Guud ee QM oo Maanta ka Furmaya New-york

New-york–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Shalay ka Dhoofay Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb geli doona Shirka Golaha Guud Ee

Read More
Uncategorized

Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM

 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (18-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (18=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cali

Read More