Marwaan
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaali-land oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kadib Qaliin loogu soo sameeyay Imaaraadka.

Hargeysa-KNN-Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi, kadib safar caafimaad oo uu ku

Read More
Uncategorized

Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo goor-dhaw ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha.

Ceelasha-Biyaha-KNN-Ugu yaraan 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax Miino oo maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha duleedka Magaalada Muqdisho waxaana

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay tuulooyin ka tirsan degmada Qoryooley.

Qoryooley-KNN-Gudoomiyaha Degmada Qoryooley ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Idaacadda Kulmiye u sheegay in ay Ciidamada Dowlada la wareegeen Tuulooyin hoos yimaado degmadaasi

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{04-09-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(04-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in uusan jirin Murashax iska diiwaan giliyay doorashada Hirshabeelle.

Muqdisho-KNN-Abuukar Xasan Cali Gudoomiye ku xigen Guddiga Doorashadda Hirshabeelle oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in uusan ilaa hadda Murashax Madaxweyne oo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (04-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (04-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

In ka badan 90 qof oo Soomali ah oo ku go’doosan biyaha u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Yemen

Muqdisho-KNN-Doonidaan yar ayaa ah mid qaaa rakaab waxana cilad farsamo ay kula timid xeebaha u dhow Yemen iyadoo kusii jeeda mgaalada Cadan ee

Read More
Uncategorized

Kuuriyada Koofureed iyo Mareykanka oo ka hadlay tijaabadii hubka Kuuriyada Waqooyi

Kuuriyada Koofureed ayaa sheegeysa inay tijaabisay gantaal iyadoo ka jawaabeysa tijaabadii hubka nukliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi . Shiinaha iyo Ruushka ayaa iyaguna walaac

Read More