Marwaan
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali ibraahim Cabdullaahi{Cali Suxeyfa} Farsamadii:–Maxamed Dalal maxamuud:-

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka hadlay cod sir ah oo laga duubay,laguna baahiyay Baraha Bulshada

Sheekh Cusmaan Barre  Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Hirshabelle  oo oo la hadlay idaacadda kulmiye ayaa waxaa uu si qoto dheer ugu hadlay Cod

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (04-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Maamulka G.banaadir oo Sheegay in kooxaha burcada ah ay ula dagaalami doonaan sida al-shabaab oo kale.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C\fitaax Cumar Xalane oo Wareysi siinayay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Laamaha Amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay

Read More
Uncategorized

Puntland ” waxaan qabanay dadkii diyaariyay Qaraxyadii ka dhacay Af-Urur”

Garowe-KNN-Saraakiisha amaanka Maamulka puntland ayaa sheegay in ay soo qabteen shakhsiyaas la aaminsan yahay in ay diyaariyeen qaraxyadii maalintii Ciidda ee todobaadkaan ka

Read More
Uncategorized

Masar oo ka hadashay weerarkii Buulo-Gaduud.

Qaahira-KNN-war qorqal ah oo ka soo baxay Dowlada masar ayaa lagu cambaareeyay weerarkii dagaalamayasha Al-shabaab ay Shalay subax Ku qaadeen deegaanka Buulo-Gaduud ee

Read More
Uncategorized

Deegaanka Buulo-Gaduud oo saakay deggan.

Buulo-Gaduud-KNN-Wararka saakay Naga soo gaarayo deegaanka Buulo-Gaduud ee duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobalka jubada Hoose ayaa soo sheegayo in saakay ay xaalada tahay

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo weerar lagu dilay Ciidamo ka tirsan Dowlada kenya ku qaaday Dalkaasi.

Nairobi-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ay ka geystay Kaniisad ku taala degmadda Likunda ee Koonfurta magaaladda Mombasa waxa ay ku dileen laba Askari

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (03-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (03=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamed  Xasan Qeys iyo

Read More