Marwaan
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay Wadada loo marayo Shaqaaleysiinta 1,000-kii Dhalinyaro ee Ra’iisal Wasaaraha Amray.

Muqdisho-KNN-Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta shaaciyay wadada loo marayo qaadashada 1,000-kii Dhalinyaro ee uu dhawaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo lagu Weeraray Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN– Koox Hubeysan oo watay Gaari Nuuca Raaxada ah ayaa Weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka mida Sanatarada

Read More
Uncategorized

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo saaka soo gaaray Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka soo kicitimay magaalada Nairobi oo

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Maxkmadda Sare oo Shaqada ka Joojiyey 18-Garsoore

Muqdisho–KNN–Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo saaray wareegto shaqada uu kaga joojiyey 18 Garsoore oo ka hawl gala maxkamadaha gobolka

Read More
Uncategorized

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo la Magacaabay”Akhriso”

Garowe–KNN– Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa  loo Magacaabay Gaashaanle Sare Faarax Warsame C/raxmaan,waxaana Xilkii laga qaaday  Gaashaanle Sare C/rashiid Maxamuud

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Waqitga la qabanayo Doorashada dalka Kenya oo lagu dhowaaqay

Guddiga madaxa banaan ee doorashada iyo xuduudaha dalka Kenya ayaa kulan ay yeesheen maanta waxa ay ku go’aamiyeen in doorashada ku celiska ah

Read More
Uncategorized

Hirshabelle”ma aqbali doono in la Carqaladeeyo Doorashada Hirshabelle”

Jowhar–KNN– Iyadoo Dhawaan la filayo in Magaalada Jowhar ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa waxaa Arrintaas ka hadlay Guddiga Doorashada Maamulka

Read More