Radio Kulmiye
Barnaamijyo Faalooyin Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (11-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Masuuliyiin

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (11-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–

Read More
Somali News

Kalumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Xeebaha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah oo la helay.

Muqdisho-KNN-Guddiga Kaluumeysatada Magaalada Muqdisho ayaa KNN u sheegay in Dhalinyaro Kaluumeysato ah oo Bishii April ee sanadkaan lagu waayay Xeebaha Magaalada Muqdisho, raadin

Read More
Somali News

Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya oo Kulan la qaatay Saraakiil Ajaaniib ah+SAWIRO

Muqdisho-KNN-Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaral Dhaga-badan, ayay kormeer howleed maanta ku tageen wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidanka xoogga dalka, xoghayaha guddiga difaaca

Read More
Somali News

Caruur ku Geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan Laba Carruur ah ayaa ku Geeriyootay Laba kalane way ku dhaawacmeyn kadib Markii uu Gaari Jiiray Caruurtaan ku sugneed degmada Waabari

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Somali News

Shir Wadamada IGAD ee uga socday Jabuuti oo la soo Gaba-Gabeeyay.

Djibouti-KNN-Waxaa magaalada Jabuuti lagu soo Gaba-Gabeeyay Shir mudooyinkii ugu dambeeyay uga Socday xubno ka tirsan Wadamada Urur Gobaleed IGAD oo ay ku jirto

Read More
Somali News

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qeyb galeysa shir-weynaha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta

Muqdisho-KNN-Dalkeena Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee hay’adaha isgaarsiinta oo ka dhacaya magaalada Geneva inta u dhexeysa

Read More