Radio Kulmiye
Somali News

Shacab iyo Al-Shabaab isu hor fadhiya deegaanka CAAD ee Koofurta Gobalka Mudug.

Cadaado-KNN-Abaabul Dagaal iyo dhaq dhaqaaq Ciidan oo xoog leh ayaa laga soo sheegayaa iney ka taagan tahay goobihii lagu dagaalamay ee CAAD iyo

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (05-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Al-Shabaab oo rasaas ku furay Gawaari ay saarnaayeen Barakacayaal ka baxsanaya Colaada deegaanka Caad.

Cadaado-KNN-Warar ay Idaacadda kulmiye ka heshay deegaanka Caad ee koofurta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay rasaas ku fureen Laba Gaari

Read More
Somali News

Wasiirkii hore ee Howlaha Guud oo isku day dil ka badbaaday.

Muqdisho-KNN-Gaari nuuca Raaxada ayaa xalay lagu dhuftay Gaari kale uu watay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud ee Soomaaliya Eng Saalax Shiikh Cusmaan sida

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaadheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirada

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed madoobe” ayaa isku shaadeyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirada waxaana lagu soo daray Wasiiro Cusub oo ka

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (04=07=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo Axmed

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo laga saaray Liiska Ciidamada kadib xukun ku dhacay

Muqdisho-KNN-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Saddex Alifle ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Saciid Cumar Cusmaan oo

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Loo Dhanyahay

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka wadatashiga Qorshe wadaagga guddiga wada xaajoodka iyo Hey’adaha ku shaqada leh

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (04-07-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {03-07-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More