Radio Kulmiye
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (25-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Somali News

Saraakiisha Difaaca Soomaaliya oo sheegay iney dilayn Dagaalame Ajnabi ah oo ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Ka dib howlgalo qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanada jubboyinka waxa ay ku guuleesteen xureeynta buundada Araare ee G/Jubbada Hoose.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo udhoofay dalka Jabuuti.

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Djibouti ee xarunta Dalka Jabuuti.

Read More
Somali News

Wariye Axmed Khaliif Geedi oo lagu xiray Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Ciidamada amaanka magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay Wariye Axmed khaliif Geedi oo ka tirsan Telefishinka RTN ee fadhigiisu yahay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (25-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamuud Cusmaan Warsame:- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud:–

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Diinsoor “Ku xigeenkayga waxa uu noqday Al-Shabaab xilkiina waa laga qaaday”

Diinsoor-KNN-Ibraahim Aadan Ibraahim Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Maamulka Koofur Galbeed oo la soo xariiray KNN ayaa Beeniyay in degmadaasi ay ka jirto Caburin

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Ciidamada Dowladda oo Amiir ka tirsan Al-Shabaab ku Gowracay D/Qoryooleey.

Qoryooleey-KNN-Degmada Qoryooleey ee Gobalka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacay dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab kaas oo sababay dhimasho

Read More
Somali News

Akhriso:-Gudoomiye Waaxeedyo ka tirsanaa D/Yaaqshiid oo xiran ku dhawaad muddo bil ah.

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ku dhawaad 30 cesho ay magaalada Muqdisho xabsi ku yaala ay ku

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay degmada Warshiikh ee HirShabeelle.

Warshiikh-KNN-Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay tiro kalane way ku dhaawacmeen rasaas lagu furay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay

Read More