Somali News

Axmed Madoobe oo magacaabay liiska xubnaha guddiyada doorashada

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland , Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubnaha Jubaland uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka heer federaal, dowlad goboleed iyo xallinta khilaafaadka.

Halkan ka ahriso liiska ay soo saareen.