Somali News

Cabdi Maxamuud oo markale ka soo muuqday maxkamad Ku taala Itoobiya

Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynihii hore ee dowlad dewgaanka Soomaalida , oo bishan october, lasoo Taagay Maxkamadda Sare ee Dambiyada ee Ethiopia, ayaa codsaday in lasii daayo, sida uu daabacay wareyska Addistandard ee ka soo baxaya dalka Itoobiya

Waxaa uu sheegay Cabdi Maxamuud ayaa maxkamada ka hor sheegay in wax dambi ah uusan galin in aanuu dambi galin.

Maxkamadda, ayaa codsaday in la baahiyo sawirada iyo magacyada 7 eedaysane oo maqan kuwas oo loo haysto dambiyo la mid ah kuwa loo haysto Cabdi Maxamuud.

Uga dambeeyay Xeer ilaalinta Dalka Ethiopia ayaa hore u shaacisay dad ka badan 40 qof oo ka tirsanaa Xukuumadii Mr.Abdi, oo lala xiriiriyay Rabshadaha Jigjiga ka dhacay sanadkii hore.