Somali News

Cali Ciid oo sheegay inuu ka haray tartanka R/wasaaraha cusub ee dalka

Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug, Cali Ciid, ayaa ku dhawaaqay in uu ka haray tartanka xilka R/wasaaraha cusub ee xukuumada federaalka Soomaaliya kadib markii madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud “ku qanciyey daruufo iyo caqabado kalifay in aan fasaxo kursigaas”.