Somali News
Somali News

Diyaarad ay leedahay QM oo ku degtay deegaan ay ku sugan yihiin Al-shabaab

Warar ay heshay warbaahinta Kulmiye ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter) oo ay la socdaan saraakiil Soomaali iyo ajanabi.

Read More
Somali News

Ciidanka Booliiska oo sheegay in ay fashiliyeen qarax la dhigay suuqa Xamar-wayne

Ciidanka amaanka ayaa qarxiyay Boorso laga soo buuxiyay waxyaabo qarxa oo la dhigay meel u dhow kaalin shidaal oo ku taala Suuqa degmada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee Ciidanka XDS

-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay, taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , waxaana halkaas ku soo dhaweeyay.

Read More
Somali News

Jabhada Oromia oo ka hor timid heshiiska Itoobiya iyo Somaliland

Jabhadda Xoraynta ee Oromada ayaa ka hortamid ficilkii foosha xumaa ee Aby Axmed kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo baxay booqashadii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Eretria?

Ka dib safar laba maalmood ah oo Safar uu ku joogay dalka Eritrea Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka dib.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Doorashadii ka dhacday Puntland

Beesha caalamka ayaa soo saartay bayaan ay kusoo dhawaynayo sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland. “Saaxiibada Soomaaliya ee.

Read More
Somali News

NISA oo qabatay Shabakad ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan. Saraakiisha ciidamada ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Doorashada Saciid Deni

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo u.

Read More
Somali News

Saciid Deni oo markale ku guulleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa markii labaad ku guulaystay Doorashada ka dhacday magaalada Garoowe. Doorashada gaartay wareegii saddexaad ayuu kaga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray dalka Ereteriya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya. Madaxweynaha ayaa halkaas kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya.

Read More