Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirnimo ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Safiirka cusub ee Talyaaniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario Dacco’.

Read More
Somali News

Xulka Koofur Galbeed oo u safray magaalada Baydho

Cayaartoyda Maamulka Koofur galbeed ayaa maanta ka baxay magaalada Muqdisho kadib markii ay diideen inay ka qeyb kasii ahaadaan tartanka kubadda cagta maamul.

Read More
Somali News

Ciyaaraha Dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo muddo kooban la hakiyay

Xiriirka Kubadda Cagta ayaa hakiyay Cayaaraha maamul gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir Muddi Seddex Maalmood. Hoos ka akhriso qoraal

Read More
Somali News

Koofur Galbeed oo sheegtay in ay ka baxeen tartanka Ciyaaraha Dowlad goboleedyada iyo G.Banaadir

Xulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo sheegay inay iskaga baxeen tartan maamul goboleedyada iyo G.Banaadir ee ka socda garoonka Stadium Muqdisho. Wasaaradda.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo si adag uga hadlay weerarka lagu qaaday Saldhigyadooda

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan weerarada ay ku hayaan maraakiibta Israel ee isticmaala badda cas. Qoraal uu soo saaray.

Read More
Somali News

Madaxda Ururka IGAD oo kulan deg deg ah ka yeelanaya damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee.

Read More
Somali News

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal ka dhacay Garbahaarey

Waxaa maanta magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal saacado socday oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo askar taabacsan guddomiyihii hore ee.

Read More
Somali News

Bannaanbax looga soo horjeedo heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland oo Muqdishu ka dhacay

Bannaan-baxyo looga soo horjeedo damaca dowladda Itoobiya ee badda  ayaa ka dhacay caasimada Muqdisho, iyada oo ay ka soo qeyb galeen shacab iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Xoghayaha guud ee QM

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres.

Read More