Somali News
Somali News

Agaasimaha Kulmiye oo cambaareeyay falkii shalay ee lagu qaarijin rabay Saxafiyiin.

Muqdisho–KNN–Agaasimaha guud ee idaacada kulmiye Cusmaan Cabdullaahi Guure ayaa manta cambaaryay qaraxii shalay lala beegsaday wariyaal ka tirsan Idaacadaa Kulmiye waxaana uu sheegay.

Read More
Keydka Sawiradda Somali News

Saxafiyiin Qarax loogu xiray gaari ay wateen

Muqdisho-KNN-Wariye Abdikarin Said (Shujaac) oo horay uga tirsanaa Idaacada kulmiye balse hada ka mid ah shaqaalaha Barlamaanka Fedralka Soomaliya iyo Marwaan Mayow Huseein.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cabdiwahab.

Read More
Somali News

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab oo ka soconaya Duleedka Magaalada Garbahaarey

Garbaharey–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo Ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Xoogga.

Read More
Keydka Sawiradda Somali News

Maraykanka oo duqeyn ka Fuliyay Duleedka Gobalka Banaadir.

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Africa ayaa waxa ay sheegeen in ay fuliyeen duqeymo ka dhacay meel dhow gobolka Banaadir,islamarkaana ay ku beegsadeen.

Read More