Somali News
Somali News

SAWIRRO: Ciidanka Dowladda oo soo bandhigay hub ay ka qabsadeen Al-shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa maanta soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ka qabsadeen dagaalameyaasha Al-shabaab..

Read More
Somali News

Wafdi ka socda Puntland oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Wafdigan ayaa waxaa.

Read More
Somali News

M/weynaha Hir-shabeelle oo ka falceliyay tirada Wasiiradii uu magacaabay

Kadib markii xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub, waxaa kulanka ay yeesheen isna ka hadlay Madaxweyne Cali Guudlaawe.

Read More
Somali News

Somaliland oo ku dhawaaqday tallaabo ka dhan ah dadka abaabulaya banaanbaxyo

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir guddoomiyey kulan ku saabsan xoojinta Amniga, Isu xogwaraysi, wada shaqaynta laamaha kala duwan.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Hirshabelle oo meel mariyay Golaha Wasiirada cusub

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe Xildhibaannada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle. Kulanka oo uu shir.

Read More
Somali News

Akhriso:- waa kuma ninka badeli kara hoggaamiyihii la dilay ee Ayman al-Zawahiri?

Kooxda Al-Qaacidda ayaa noqotay hoggaamiye-la’aan, kaddib markii Ayman al-Zawahiri oo madax u ahaa lagu dilay duqeyn hawada ah oo ka dhacday magaalada Kabul.

Read More
Somali News

RW Xamse oo kulamo la yeelanaya Xildhibaanada Golaha Shacabka

Warar ay heshay KNN ayaa shegaya in R/Wasaarah Soomaaliya la filayo inuu  kulamo gooni gooni ah la yeesho  xildhibaanada  golaha shacabka ee Baarlamaanka.

Read More
Somali News

Mareykanka oo digniin la wadaagay muwaadiniintiisa ku sugan Kenya

Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan magaalada ku taallada harada ku taalla ee Kisumu xilli lagu wado.

Read More
Somali News

Somaliland iyo Itoobiya oo shir yeeshay

Waxaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland waftigii ka socday ciidanka Fedraalka Itoobiya ee uu hor-kacayey Madaxa Wardoonka General Burhanu kebede. Wafdiga.

Read More
Somali News

Bananbax looga soo horjeedo Al-Shabaab oo ka dhacay Jigjiga + Sawirro

Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran, kaas oo ay dhigayeen Boqolaal ka mid ah Shacabka Magaalada,.

Read More