Somali News
Somali News

MW Xasan Shiikh oo kulan la leh Xildhibaano ka tirsan BFS

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan kula leh Madaxtooyada Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Kuwaas oo laga soo doortay Dowlad Goboleedka.

Read More
Somali News

Kenya oo muddo ka yar hal isbuuc ka faa’iiday qaadka ay Soomaaliya usoo dhoofiso

Dowladda Kenya ayaa malaayiin dollar ka faaiidday qaadka ay usoo dhoofiso Soomaaliya muddo kayar isbuuc, sida uu daabacay wargeyska Daily Nation ee kasoo.

Read More
Somali News

Dad shacab ah oo ay waxyeelo kasoo gaartay rasaas uu furay Askari Booliis ah

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in halkaas lagu dhaawacay 4 ruux,  kuwaas oo ahaa dhammaantood dad shacab ah. Warar ayaa.

Read More
Somali News

Q.M oo si carro leh ugu hadashay dad ay laayeen ciidamadeeda

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay inuu aad uga carooday ka dib markii ugu yaraan 2 qof ay ku dhinteen.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo nabadoon dil ugu geysatay G/Sh/Hoose

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in koox hubeysan ay halkaas dil ugu geysatay A.U.N Nabadoon Aadan Abshir.

Read More
Somali News

MW Xasan Shiikh oo isku dayaya inuu maareeyo mucaarado ka dhan ah Xukuumadda cusub + Warbixin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa 23-kii bishii may ee sanadkaan la wareegay tallada dalka, iyadoo uu dhaawac weyn soo gaaray safarkii dheeraa.

Read More
Somali News

Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabtay ka sameeyay Muqdisho

Howlgal Wadajir ah oo qaatay saacado ayaa xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, wwxaana lagu soo qabtay dad.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada Hir-shabeelle

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada, kuwwas oo in badan laga sugayay, islamarkaana uu heystay caqabado kahor.

Read More
Somali News

Dad carreysan oo wali ku sugan baarlamaanka Ciraaq

Taageerayaasha wadaadka awoodda badan ee Shiicada Ciraaq, Muqtadda al-Sadr ayaa u muuqda kuwo maalmaha soo socda sii deganaan doona xarunta baarlamaanka ee dalka.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhasay dagaal dhexmaray Ciidamada Iiraan iyo Afghanistan

Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen ka dib isku dhac dhexmaray Ciidamada Ilaalada xadka Iiraan iyo.

Read More