Somali News
Somali News

Guddoomiye C/rashiid oo kulan la qaatay guddi loo xil-saaray la-Xisaabtanka xukuumadda

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Ururinta natiijada La Xisaabtanka Hay’adaha Puntland.

Read More
Somali News

Galmudug oo sharuudo hordhigtay musharixiinta u tartamaysa golaha deegaanka Cadaado

Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxaa ka socoto diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha deegaanka ee degmadaas. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka.

Read More
Somali News

Xukun lagu riday haweeney Soomaali ah oo lagu helay la shaqeynta Al-shabaab

Haweeney asal ahaan Soomaali ah laguna magacaabo Farxiya Xasan, ayaa lagu riday xukun xabsi ah, kadib markii lagu helay in ay taageero dhaqaale.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha B/Puntland oo la kulmaya guddi loo saaray la-xisaabtanka xukuumadda

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, inuu kulan gaar ah la yeesho guddi uu.

Read More
Somali News

Nin muddo uu baadi goob ugu jiray Mareykanka oo Kenya lagu qabtay

Laanta Dambi-baarista dalka Kenya ee magaceeda loo soo gaabiyo DCI ayaa shaacisay in howlgal ay fuliyeen cutub ka tirsan ciidanka la dagaallanka dambiyada.

Read More
Somali News

DFS oo war kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Gobolka Hiiraan

Taliska militeriga Soomaaliya ayaa sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay ku dileyn howlgal ay sheegeen inuu ka dhacay deegaano hoostaga gobolka.

Read More
Somali News

Dhageyso:- RW Xamse Xukuumadda cusub ee uu magacaabay & caqabadaha horyaala

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi barre ayaa dhowr iyo 30 maalmood kadib, shalay ku dhawaaqay xubnaha kamid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Guud ahaan.

Read More
Somali News

Cabdiweli Gaas oo eedeyn u jeediyay Xukuumadda M/weyne Deni

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya, sidoo kalena soo noqday Madaxweyne hore  Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ka hadlay.

Read More
Somali News

Sarkaal Al-shabaab ah oo isku soo dhiibay Galmudug

Xubin ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, ayaa isku soo dhiibay ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug. Saraakiisha ayaa sheegay in Ninka isku soo dhiibay ciidan.

Read More
Somali News

Waa sidee xaaladda deegaanadii lagu dagaalamay ee Bakool?

Deegaanadii ay ku dagaallameen ciidamada militariga Soomaaliya iyo kuwa Liyuu Booliis ee dowlad-deegaanka Soomaalida oo isku dhinac ah iyo maleyshiyaadka Al-Shabab ayaa deggan.

Read More