Somali News
Somali News

Soomaaliya oo ka qeeyb gashay Shir looga hadlayay is bedelka Cimilada

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame,  ayaa mgaalada Kampala uga qeybgalay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Amni xumada ka jirta Muqdisho.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Amni xumada ka jirta Magaalada muqdisho, dhaca ay geeysanayaan, kooxaha hubaysan iyo.

Read More
Somali News

Itoobiya oo sheegtay in la dilay Fu’aad Shangole iyo Saraakiil kale oo ka tirsanaa Al-shabaab

Wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA ayaa goordhaw baahisay in dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Aato ee gobolka Bakool ay ku dileen saddex Sarkaal.

Read More
Somali News

R/wasaare Xamse oo si adag uga hadlay qarixii lagu dilay Wasiirkii Caddaalada Koofur Galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka qaraxa ee maanta lagu dilay Wasiirkii Caddaaladda Dowlad Gobolleedka.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlay Isbadelka Cimilada

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa mgaalada Kampala uga qeybgalay shir looga hadlayo;.

Read More
Somali News

Duqeyn lagu dilay Fu’aad Shangole iyo hoggaamiyeyaal ka tisan Al-shabaab

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in duqeyn ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka Bakool lagu dilay hoggaamiyeyaal sarsare.

Read More
Somali News

Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay qarixii lagu dilay Wasiirkii Caddaalada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen  ka hadlay qarixii maanta lagu dilay Wasiirkii Caddaalada Maamulkaasi, Xasan Ibraahim Lugbuur. “Innaa Lillaahi.

Read More
Somali News

Wasiirka Caddaalada Koofur Galbeed iyo dad kale oo lagu dilay qarax ka dhacay Baydhabo

Wasiirka Caddaalada Maamulka Koofur Galbeed, Shiikh Xasan Ibraahim Lugbuur ayaa ku geeriyooday qarax Saaladii Jimacaha ka dib ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa oo.

Read More
Somali News

DEG-DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare kala duwan geystay, sida ay.

Read More
Somali News

Talyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya “500 ruux oo Burcad iyo Ciyaal weero isugu jira ayaa qabanay”

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa faah-faahin ka bixiyay Howlagalladii u dambeeyay ee ka dhanka ah Kooxaha Burcadka ee dhaca.

Read More