Somali News
Somali News

RW Xamse oo qaabilay qaar ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, kulanka ayaa daba.

Read More
Somali News

Daawo:- Sidee ayuu saameeyay Bulshada sicir bararka ka jira qiimaha kulluunka?

Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa walaac ka muujiyay sicir barar ku yimid qiimaha la kala iibsado kulluunka magaalada Muqdisho, qaarkood ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Xukun lagu riday ruux Al-shabaab u qaabilsanaa basaasnimo

Maanta ayey Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ku riday Xukun adag Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow, kaas oo in muddo ah ka tirsanaa Al-Shabaab, islamarkaana.

Read More
Somali News

Natiijada Imtixaanka dugsiga dhexe oo la shaaciyay & Duqa Muqdisho oo ka hadlay

Maanta oo khamiis ah maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka dugsi dhexe ee 8-aad, kaas oo ay qaaday sanad dugsiyeedka 2021.

Read More
Somali News

Jubbaland oo eedeyn u jeedisay Dowladda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DG Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi oo ka hadlay wixii maamulkaas kasoo gaaray  lacag dhan 1 Milyan ah.

Read More
Somali News

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay lacag malaayiin ah

Baanka adduunka ayaa meel mariyay dhaqaalo lagu taageerayo dib u habeynta kobaca dhaqaale ee Dowladda federaalka Soomaaliyq, iyada oo lasii ambaqaadayo hannaanka deyn cafinta,.

Read More
Somali News

Taliye Xijaar “Ciyaal weerada meel kale kama yimaadaan dadka kasoo dacwoonayaa dhalay.”

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa digniin adag kasoo saaray kooxda Ciyaal weerada ah ee falalka amni daro ka.

Read More
Somali News

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha G/Sh/Hoose oo ku wajahan Marko

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax), ayaa maanta tegaya degmada Marko ee ka tirsan Gobolkaas. Safarka Wafdiga Guddoomiyaha,.

Read More
Somali News

Howlgal wadajir ah oo laga fulliyay G/J/Hoose

Howlgal wadajir ah oo ay sameeyen Ciidanka NISA, Gaashaan iyo ururka 5-aad ee guutada 16 aad Danab waxay ka fuliyen tuulada Kaamjaroon iyo.

Read More
Somali News

DFS iyo Jubbaland oo xal ka gaaraya khilaafka G/Gedo

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in dhawaan magaalada Muqdisho ay kulan ku yeelan doonaan Madaxda qaranka iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed.

Read More