Somali News
Somali News

Soomaaliya & Norway oo iskaashi yeelanaya

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta qaabilay Madaxa Iskaashiga ee Safaaradda Boqortooyada Norway ee dalka Kenya Erling Hess Johnsen. Kulankan.

Read More
Somali News

Booliiska oo ka falceliyay dibadbaxyaal xoog ku galay baarlamaanka Ciraaq

Boqolaal mudaaharaadayaal ah ayaa ku qamaamay aagga ammaankiisa aadka ilaaliyo ee Baqdaad, waxayna gudaha u galeen dhismaha baarlamaanka Ciraaq. Taageerayaasha wadaadka Muqtada al-Sadr.

Read More
Somali News

Deni oo kormeer ku tegay deegaano ay abaartu saameysay + Sawirro

Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqasho ku tegay qaar ka mid ah deegaannada ay Abaartu saameysay ee ku yaalla Gobolka Nugaal,.

Read More
Somali News

Dibad-baxayaal carreysan oo galay gudaha Baarlamanka Ciraaq

Boqolaal dibad baxayaasha Ciraaq oo u badan taageerayaasha hogaamiyaha shiicada Ciraaq Muqtada al-Sadr ayaa xoog ku galay xarunta baarlamaanka ee magaalada Baqdaad. Dibad-baxayaasha,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dilka Guddoomiyihii degmada Marka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud geerida Guddoomiyihii Degmada Marka Marxuum Cabdullaahi Cali Axmed oo ku dhintay qarax Ismiidaamin ah oo ka.

Read More
Somali News

M/wayne Xasan Shiikh iyo Ra’iisul wasaare Xamse oo ka shiray Dhismaha Xukumadda

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah ka yeeshay magacaabida Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka. Ra’iisul.

Read More
Somali News

DAAWO:Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka hadashay Mowqifka Muranka Masar iyo Itoobiya ee Webiga NILE

Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya, Cabdi Kariim Cali Kaar ayaa faahfaahin ka bixiyay safaradii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Xasan Shiikh uu ku tagey dalalka Caalamka..

Read More
Somali News

W/ Warfaafinta oo ka digtay dhul ay sheegtay in si sharci darro ah loo dhisayo

Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa digniin u dirtay dadka sida sharci darada ah u dhisanaya dhulalka ay leedahay wasaaradda ee ku yaala.

Read More
Somali News

Madaxweyne Lafta-gareen oo si adag uga hadlay Qarixii lagu dilay Guddoomiyihii Marka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Gudoomiyahii degmada Marka Cabdullahi Cali axmed (Waafow) iyo Dadkii kale ee ku dhintay.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyaha degmada Marka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Gudoomiyahii degmada Marka Cabdullahi Cali axmed (Waafow) iyo Dadkii kale.

Read More