Somali News
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo magacaabis cusub Sameeyay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40, kaa oo.

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha TPLF oo Gashaanka u daruuray dalab kaga yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Hoggaamiyaha TPLF ayaa sheegay in aysan aqbaleyn wadahadal ku saabsan in ciidamada Tigray ay hubka dhigaan si ay isugu diyaariyaan wahadallada nabadeed ee.

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda oo xukun ku riday Axmed Cabdi oo horay dil u geestay.

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil Toogasho ku fulisay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo ka tirsan ciidanka xooga dalka. Axmed ayaa magaalada.

Read More
Somali News

Militeriga Itoobiya oo sheegay in ay dileen Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada ay dileen 85 kamid ah dagaalyahannada Shabaab isla markaana ay ka qabsadeen deegaanno.

Read More
Somali News

Maxay tahay digniinta uu Shiinahu u diray Mareykanka?

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa soo saartay digniin culus oo ay u direyso Guddoomiyaha Baarlamaanka Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasha rasmi ah ku.

Read More
Somali News

Diyaaraddo Dagaal oo duqeeymo ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo xoogan waxa ay xalay ka fuliyey deegaanka ee ka tirsan Gobolka Shelleeda hoose kuwaa oo ay ku sugnaayeen xubno.

Read More
Somali News

Xaalad deganaasho ah oo saaka laga dareemayo deegaanka Laas-qurun

Wararka ka imaanayo deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay jirto deganaasho aan cago.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo kala duwan ka wada dalka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku gudajira booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo dalka Masar, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo dhigiisa Masar?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kugan dalka Masar ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalkaasi, Cabdulfataax Al-siisi. Labada dhinac ayaa ka.

Read More